Puntland State Police

Uncategorized

TALYE KU XIGEENKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA KA QAYB GALAY KULAN LAAMAHA AMMAANKA IYO WARBAAHINTA

Garowe: Taliyaha ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland Gen Caydiid Axmed Nuur ayaa maanta ka qayb galay kulanka Laamaha amaanka iyo warbaahinta. Kulankan oo ah kii 8aad oo ay MAP qabato ayaa ujeedku yahay isku soo dhoweynta iyo xoojinta xiriirka shaqo ee ka dhaxeeya warbaahinta Iyo laamaha amaanka Puntland. Shirka waxaa ka qayb galay Wasiirka Warfaafinta […]

TALYE KU XIGEENKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA KA QAYB GALAY KULAN LAAMAHA AMMAANKA IYO WARBAAHINTA Read More »

HOGAANKA CID EE BOOLISKA PUNTLAND AYAA SI RASMI AH UFURAY HANAANKA CASRIGA EE BAARISTA DAMBIYA

Caluula, Oktoobar 21, 2024 – Taliye Ku-xigeenka Hoggaanka Xiriirka Dadweynaha iyo Xuquuqul Insaanka, G/ Sare Cabdirisaaq Ismaaciil Xazsan (Darwiish) Ahna Gudoomiyaha Guddi gaar ah oo loo magacaabay kormeerka daah-furka nidaamka casriga ah ee Baarista dembiyada oo ay wehliyaan Ku-xigeenka Hoggaanka Baarista Dembiyada CID ee Dawlada Puntland, G/le Sare Abshir Hussein Said (Dabaylaha), Iyo ku xigeenka

HOGAANKA CID EE BOOLISKA PUNTLAND AYAA SI RASMI AH UFURAY HANAANKA CASRIGA EE BAARISTA DAMBIYA Read More »

CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA GACANTA KU DHIGAY DOOMO SI SHARCI-DARRAA KU KULUUMAYSANYEY XEEBAHA PUNTLAND

19-October-2024 Ciidanka Booliska Puntland qaybta gobolka Raasa-Casayr gaar ahaan Degmada Bareeda oo kaashanaya ciidanka Iaanta ilaalada canshuuraha oo ku jirra howllka darrdarr gallinta dakhliga wasaarada Maaliyadda ayaa gacanta kusoo dhigay Labo doonyo Oo laga leeyahay Wadanka Yeman kuwaas oo sifo sharrci darro ah uga kaluumeysanayey Xebaha Degmada Bareeda. Taliyaha qaybta Gobolka Raasa-Casayr G/sare Fuaad Maxamuud

CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA GACANTA KU DHIGAY DOOMO SI SHARCI-DARRAA KU KULUUMAYSANYEY XEEBAHA PUNTLAND Read More »

TALAYAHA QAYBTA BOOLISKA BUNTLAND EE GOBOBOLKA HAYLAND AYAA XILAL UKALA WAREEJIYEY TALYAHA CUSUB IYO TALYIHII HORE EE SALDHIGA

Dhahar: Taliyaha qayba Gobolka Hayland G/sare Jaamac Maxamuud Maxamed ayaa xilka Taliyaha saldhiga u kala warejiyey Taliyihi hore saldhiga D/Dhahar C/rishiid Muuse Biriir iyo taliyaha cusub Ahmed Ciise Muuse oo dhowan loso magacabay taliyaha saldhiga Degmada Dhahar. Taliyaha qayba Gobolka Hayland G/sare Jaamac Maxamuud Maxamed ayaa taliyahihii hore ku amaanay shaqadii wanaagsanayd uu qabtay isagoo

TALAYAHA QAYBTA BOOLISKA BUNTLAND EE GOBOBOLKA HAYLAND AYAA XILAL UKALA WAREEJIYEY TALYAHA CUSUB IYO TALYIHII HORE EE SALDHIGA Read More »

HOGAANKA CID EE BOOLISKA BUNTLAND NIDAAMKA CASRIGAA EE BAARIDA DAMBIYADA

Bareeda, October 16, 2024: Taliye ku-xigeenka Hoggaanka Baarista Dembiyada CID ee Dawladda Puntland G/Sare Abshir Siciid Xuseen oo uu wehliyo Taliyaha Qaybta Gobolka Raas Casayr G/le Sare Fuaad Mohamud Hussein ayaa si rasmi ah u daah-furay nidaamka casriga ah ee dembi-baarista Puntland. Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay Taliye ku-xigeenka Hoggaanka Community Boliiska, Taliye

HOGAANKA CID EE BOOLISKA BUNTLAND NIDAAMKA CASRIGAA EE BAARIDA DAMBIYADA Read More »

HOGAANKA CID PUNTLAND AYAA KA DAAHFURTAY GOBOLOKA RAAS-CASEYR HANAANKA LAANTA FARAHA IYO HUBINTA

Taliye xigeenka Hogaanka Baarista Dembiyada CID ee Dawlada Puntland G/le Sare Abshir Hussein Said (Dabaylaha) oo ay weheliyaan ku xigeenka hogaanada Ciidanka iyo xiriirka Dadweynaha iyo Xuquuqul insaanka.ayaa Magaalada Baargaal ee gobolka Raas caseyr ka daahfuray Hanaanka Laanta Faraha Iyo Hubinta, Hanaanka Databaseka Dembiyada ee CID, iyo OB systemka Saldhiga. Daahfurka waxaa ku weheliyay saraakiisha

HOGAANKA CID PUNTLAND AYAA KA DAAHFURTAY GOBOLOKA RAAS-CASEYR HANAANKA LAANTA FARAHA IYO HUBINTA Read More »

TALYE KU XIGEENKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA KORMEER SHAQO KU TAGEY SALDHIGA DEGMADA XINGALOOL

Taliye ku xigeenka Booliiska dowladda Puntland S/guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa kormeer ku tagay saldhiga degmada Xingalool, kormeerka waxaa ku wehelinayey wasiir ku xigeenka amniga dowladda Puntland Axmed Maxamud Axmed,amaanduulaha Ciidanka daraawiishta,Xuseen Faarax Aaden(Xuseen Dheere),gudoomiyaha gudiga amniga ee golaha barlamaanka Puntland Xasan Ducaale Cali dhagaxtuur,xildhibaano katirsan baarlamaanka iyo saraakiil kale. Taliyaha ayaa warbixin kusaabsan xaalada

TALYE KU XIGEENKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA KORMEER SHAQO KU TAGEY SALDHIGA DEGMADA XINGALOOL Read More »

CIIDANKA BOOLISKA OO QABTAY RAG JARAY GEED QUWAAX

14-September-2024 Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan qaybta gobolka Nugaal ayaa deegaanka Rabaable oo ka tirsan degmada Garowe ku qabtay Gaari nooca dhaynaha sooomaalidu u taqaan kaas lagu soo raray Geed Quwaax iyo dadkii waday,kuwaas oo deegaanka kuhaya xaalufin iyo nabaad guurin. Taliska qaybta boliska G.Nugaal ayaa sheegay iney maxkamada horgaynayaan eedaysanayaasha iyo geed quwaax lagu

CIIDANKA BOOLISKA OO QABTAY RAG JARAY GEED QUWAAX Read More »

MADAXWAYNAHA DOWLADDA PUNTLAND AYAA MASUULIYINTA GOBOLKA MUDUG KA DHAGEYSTEY SHAQADA AY QABTEEN IYO IS-XOGWARAYSI

Gaalkacyo : 05 September 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa warbixinta shaqooyinka laga qabtay Gobolka Mudug ka dhegaystay Masuuliyiinta Dowladda ee ku sugan Gobolka Mudug oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Maxamuud Maxamed Ciise (Awoowe), ayna qeyb ka yihiin xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda

MADAXWAYNAHA DOWLADDA PUNTLAND AYAA MASUULIYINTA GOBOLKA MUDUG KA DHAGEYSTEY SHAQADA AY QABTEEN IYO IS-XOGWARAYSI Read More »

TALISKA CIIDANKA BOOLISKA IYO KAN DARAAWIISHTA EE PUNTLAND AYAA KU WAREEJIYEY DHAMME BAARDAAQ CIIDANKA BOOLISKA GALMUDUG

Ciidanka Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug iyo Ciidanka Darawiishta Gobolka Mudug oo qeybweyn ka qaatey Dhame Baardaaq ibraahin dirir ayaa caawa ku warejiyay Taliyaha Saldhiga Booliiska Dagmada Galkacyo ee Galmudug Gaashaanle Cali Xirsi Sahal iyo Odayasha Galmudug nin dhimirka ka xanuunsan oo laga qabtay aaga teerade kaas oo lagu magacaabo Cabdi Nuur xuseen Sahal Maamulada

TALISKA CIIDANKA BOOLISKA IYO KAN DARAAWIISHTA EE PUNTLAND AYAA KU WAREEJIYEY DHAMME BAARDAAQ CIIDANKA BOOLISKA GALMUDUG Read More »

Scroll to Top