Puntland State Police

Uncategorized

TALYAASHA CIIDAMAD EE KALA AH TALYAHA BOOLISKA GOBOLKA BARI OO UU WAHELINAYO TALYAHA CIIDAMADA DARAAWIISHTA GOBOLKA IYO KU XIGEENKA QAYBTA GOBOLKA BARI, AYAA GUDOOMINAYEY SHIRKA KHAMIISLAHA AH EE AMNIGA GOBOLKA

05-September-2024 Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Gobolka Bari G/Sare Barkhad Cabdulaahi Yuusuf iyo Taliye ku xigeenka Qaybta gobolka Bari G/dhexe Khaalid Ukun, ayaa gudoomiyay shirka khamiislaha ah ee amniga Gobolka. Shirka waxaa ka qayb galay Saraakiisha ciidamada qalabka Sida ee Gobolka Bari sida PMPF,Daraawiishta iyo […]

TALYAASHA CIIDAMAD EE KALA AH TALYAHA BOOLISKA GOBOLKA BARI OO UU WAHELINAYO TALYAHA CIIDAMADA DARAAWIISHTA GOBOLKA IYO KU XIGEENKA QAYBTA GOBOLKA BARI, AYAA GUDOOMINAYEY SHIRKA KHAMIISLAHA AH EE AMNIGA GOBOLKA Read More »

CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA GACANTA KU DHIGAY RAG EEDEYSANAA OO GAROWE DHAC KA GEYSTEY

03-September-2024 Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Saldhigga Boliiska Israac ee magaalada Garowe,ayaa soo xiray sadex eedeysane oo dhac ugu geestay Bulshada Caasimadda Puntland. Eedaysanayaashan ayaa markii ay ciidanku sooqabana-yeen gacanta kula jiray Furashada Moobilada iyo dhaca dadweyanaha waxaana lagu sooqabtay Baskoolad macmal ah,tooreeyo iyo mooto bajaajkii ay wateen. Ragan ayaana la horgayn,doonaa maxkamadda awooda uleh

CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA GACANTA KU DHIGAY RAG EEDEYSANAA OO GAROWE DHAC KA GEYSTEY Read More »

BOOLISKA PUNTLAND AYAA GACANTA KU DHIGAY RAG BURCAD-BADEEDA

02-September-2024 Ciidanka Booliska Puntland ee qaybta Gobolka Raasa’casayr ayaa gacanta ku dhigay rag Burcad badeed ah,hub iyo gaadiid badeed oo ay wateen. Howlgalka oo socday 24tii saac ee lasoodhaafay oo uu hogaaminayay Taliyaha Saldhiga degmaada Bareeda Xidigle Mohamed Hasan Ciise ayaa lagu sooqabtay Saxiimad ay wateen hub iyo sadex kamida Burcadbadeedii wadatay,waxaana wili socda howlgal

BOOLISKA PUNTLAND AYAA GACANTA KU DHIGAY RAG BURCAD-BADEEDA Read More »

CIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA MUDUG AYAA KA HOW-GALAY DEGMADA BURSAALAX

#Bursaalax :- Ciidanka Booliska Gobolka mudug ayaa ka howl galay Degmada Bursaalax Ciidanka ayaana kuso qabtay 4nin iyo Gari kuwaasoo meelo ka mid ah ka bilaabay xaaluf kuna haya daaqa iyo kaymaha xoola daaqeenkaa iyo dhir jaris ay u isticmaalayaan dhuxul ay ka iibinayaan dadka ganacsatadaa. Ciidanka ayaa Kuweheliyay musuliyiin ka tirsan wasaaradda deegaanka daaqa

CIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA MUDUG AYAA KA HOW-GALAY DEGMADA BURSAALAX Read More »

CIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA MUDUG OO KU GUULAYSTAY QABASHADA 2 EEDAYSANE OO CAAWA DHACAY GAARI

Ciidanka Booliska Gobolka Mudug oo ku guulaystay qabashada 2 eedaysane oo caawa dhacay Gariggaas noociisu yahay probox DQ528 2daan Eedaysane oo lagu magacaabo eedaysane C/raxmaan cabdiqafaar maxamuud ina ubax Axmed iyo Xasan carabey Muuse ina saynab c/qaadir Gaarigaas oo laga soo dhacay xafad kamida magalada Galkacyo oo ay daba joogeen Booliska Gobolka Mudug ayagoo xogta

CIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA MUDUG OO KU GUULAYSTAY QABASHADA 2 EEDAYSANE OO CAAWA DHACAY GAARI Read More »

BOOLISKA G. MUDUG AYAA KU GUULAYSTAY INAY GACANTA KUSOO DHIGAAN XUKUMANE-SHABAAB SIIGEYSYE

Taliska Qaybta Booliska Mudug Gobolka Mudug oo kaashanaya Laamaha kaladuwan ee amnniga ayaa ku guulaystay inay gacanta kusoo dhigaan Xukumane Shabaab Abdirahman Awal maxamed (Siigayste) kaa soo kamid ahaa 3 maxbuus oo baxsad ahayd horayna u dilay haldoor badan oo kamid ahaa Gobalka. Taliye Kuxigeenka Qeybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac

BOOLISKA G. MUDUG AYAA KU GUULAYSTAY INAY GACANTA KUSOO DHIGAAN XUKUMANE-SHABAAB SIIGEYSYE Read More »

SHIRKA XOOJINTA AMNIGA GOBOLKA MUDUG OO LA QABTAY

Gaalkacayo:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa ka qayb galay kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. Kulanka oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada waxaa gudoomiyay Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Maxamuud Ciise,waxaana looga hadlay sidii dib-u-eegis loogu samayn lahaa Howlaha amniga Gobolka Mudug iyo shaqooyinkii

SHIRKA XOOJINTA AMNIGA GOBOLKA MUDUG OO LA QABTAY Read More »

MADAXWEYNE AH AAN PUNTLAND OO LAKULMAY SARAAKIIL CIIDAN

Gaalkacyo: 14 August 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Kulanka oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo ayaa looga Hadlay Amniga guud ee Puntland, gaar ahaan Gobolka Mudug, dib-u-habeynta Ciidanka iyo xoojinta wada shaqaynta Hay’addaha Amniga iyo bulshada. Waxaa Madaxweynaha Kulanka kala qeybgalay xubno ka mid ah

MADAXWEYNE AH AAN PUNTLAND OO LAKULMAY SARAAKIIL CIIDAN Read More »

Scroll to Top