Puntland State Police

CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA GACANTA KU DHIGAY DOOMO SI SHARCI-DARRAA KU KULUUMAYSANYEY XEEBAHA PUNTLAND

19-October-2024

Ciidanka Booliska Puntland qaybta gobolka Raasa-Casayr gaar ahaan Degmada Bareeda oo kaashanaya ciidanka Iaanta ilaalada canshuuraha oo ku jirra howllka darrdarr gallinta dakhliga wasaarada Maaliyadda ayaa gacanta kusoo dhigay Labo doonyo Oo laga leeyahay Wadanka Yeman kuwaas oo sifo sharrci darro ah uga kaluumeysanayey Xebaha Degmada Bareeda.

Taliyaha qaybta Gobolka Raasa-Casayr G/sare Fuaad Maxamuud Xuseen ayaa ka digay isticmaalka doonyaha sida sharci darada ah uga kaluumaysanaya xeebaha gobolka ayaa sheegay in Maxkamadda awoodda u leh lahorgayn doono eedaysanayaashan iyo gaadiidkooda cidkas oo iskudayda falnoocan oo kala ahna ay gacanta ku soodhigi-doonaan.

Fadlan, La soo xiriir Ciidanka Booliska Puntland oo #Wac 999 haddii aad ka warbixinayso dembi socda ama haddii ku jirto khatar degdeg ah 24/7

– DHAMMAAD –

XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND.

Scroll to Top