Puntland State Police

CIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA MUDUG AYAA KA HOW-GALAY DEGMADA BURSAALAX

#Bursaalax :- Ciidanka Booliska Gobolka mudug ayaa ka howl galay Degmada Bursaalax Ciidanka ayaana kuso qabtay 4nin iyo Gari kuwaasoo meelo ka mid ah ka bilaabay xaaluf kuna haya daaqa iyo kaymaha xoola daaqeenkaa iyo dhir jaris ay u isticmaalayaan dhuxul ay ka iibinayaan dadka ganacsatadaa.
Ciidanka ayaa Kuweheliyay musuliyiin ka tirsan wasaaradda deegaanka daaqa iyo Isbadalka Cimilada DPL iyo maamulada degmooyinka ayaa waxay qorshaysay ladagaalanka qowlaysatada si ay uga hortagaan dadka ku howlan xaalufka deegaanka iyo dhamaan dagmooyinka gobalka Mudug
waxaana sii Socon doona ladagaalanka xaalufka deegaanka dhamaaan gobalka oo dhan ilaaa inta laga xaqiijinayo soo afjaridda kooxdaan abaabulan.
+14
<img class=”x16dsc37″ role=”presentation” src=”data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
<img class=”x16dsc37″ role=”presentation” src=”data:;base64, ” width=”18″ height=”18″ />
All reactions:

Abdirizak Haybe and 175 others

Scroll to Top