Puntland State Police

Police IT

SHIRKA XOOJINTA AMNIGA GOBOLKA MUDUG OO LA QABTAY

Gaalkacayo:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire ayaa ka qayb galay kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. Kulanka oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada waxaa gudoomiyay Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Maxamuud Ciise,waxaana looga hadlay sidii dib-u-eegis loogu samayn lahaa Howlaha amniga Gobolka Mudug iyo shaqooyinkii […]

SHIRKA XOOJINTA AMNIGA GOBOLKA MUDUG OO LA QABTAY Read More »

MADAXWEYNE AH AAN PUNTLAND OO LAKULMAY SARAAKIIL CIIDAN

Gaalkacyo: 14 August 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Kulanka oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Gaalkacyo ayaa looga Hadlay Amniga guud ee Puntland, gaar ahaan Gobolka Mudug, dib-u-habeynta Ciidanka iyo xoojinta wada shaqaynta Hay’addaha Amniga iyo bulshada. Waxaa Madaxweynaha Kulanka kala qeybgalay xubno ka mid ah

MADAXWEYNE AH AAN PUNTLAND OO LAKULMAY SARAAKIIL CIIDAN Read More »

BOOLISKA GOBOLKA NUGAAL OO LAWAREEGAY EEDAYSANE DIL GAYSTAY.

26-June-2024 Taliska Qaybta booliska Gobolka Nugaal ayaa maanta lawareegay eedeysane baxsad ahaa oo si dhuumaaleysi ah ugu gudbay dalka Kenya,kaas oo maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Magaalada Garowe. Eedaysane Maxamed Cumar Ciise ayaa ku eedeysan dilka marxmuum Axmed Cabdullaahi Maxamuud Faarax oo 17-05-2023 ka dhacay magaalada Garowe waxaa qabashadiisa iska kaashaday Ciidanka Booliska Aduunka

BOOLISKA GOBOLKA NUGAAL OO LAWAREEGAY EEDAYSANE DIL GAYSTAY. Read More »

SARAAKIIL SARE OO BOOLIS AH OO LAKULMAY MIDOWGA YURUB.

Bosaso 3-da Luulyo 2024- Boosaaso:Wafdi sare ah oo ka socda Booliska Puntland Taliyaha qaybta gobolka Bari Gaashanle Sare C/ alada Boosaaso Saraakiisha mid ka mid ah Maraakiibta Dagaal ee Midawga Yurub, gaar ahaan Hawlgallada EU-NAVFOR ATALANTA ee ilaalada Badaha Soomaaliya, markabkaas oo lagu magacaabo ESPS NUMANCIA. Wadahadalka labada dhinac waxaa diiradda lagu saarayay sidii loo

SARAAKIIL SARE OO BOOLIS AH OO LAKULMAY MIDOWGA YURUB. Read More »

BOOLISKA PUNTLAND OO QABTAY KULANKA BOOLI SI A IYO BULSHADDA.

7-July-2024 Taliyaha Hogg Xiriirka Dadweynaha iyo Xuquuqda Aadanaha iyo Taliye Xigeenka Hoggaanka ayaa ka qayb galay Tabobarka Waccyigelinta iyo baraarujinta ardada Jaamacadaha Puntland oo lagu qabtay Jaamacadda Boosaaso faraceeda Garoowe. Tabobarkaan oo ay qabatay Rissaala fulinaysayna Mu’assasadda Al-Minhaaj ayaa ujeedadiisu ahayd kor u qaadista wacyiga dhalinyarada Jaamacada Puntland, sidii ay qayb weyn uga qaadan lahaayeen

BOOLISKA PUNTLAND OO QABTAY KULANKA BOOLI SI A IYO BULSHADDA. Read More »

COIDANKA BOOLISKA GOBOLKA MIDUG OO QABTAY RAG DHAC GAYSTAY

Ciidanka Booliska Gobolka mudug oo kaashanaya hey’adaha Amiga ee dowlada puntland ayaa gacanta ku soodhigay Yusuf cabdi xasan oo Lacag kasoo dhacay xaafad kamida magalada Galkacyo ee dhinaca Galmudug Yuusuf cabdii Xasan ayaa Ciidanka booliska gobolka kasoo qabteen Deeganka Cagaaran ee gobolka mudug Taliyaha Saldhiga Kabida ee Magaalada Galkacyo L/Xidigle Axmed Jamac Xayir(Raad goob) ayaa

COIDANKA BOOLISKA GOBOLKA MIDUG OO QABTAY RAG DHAC GAYSTAY Read More »

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO DHAGACDHIGAY XARUN BOOLIS

Gaalkacayo-12-August l-2024:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sareeye Guuto Mumin Abdi Shire oo safar Shaqo Ku jooga gobolka Mudug ayaa maanta kormeeray xarunta laanta ilaalinta Canshuuraha gobolka Mudug. Kormeerka oo ujeedkiisu yahay ka war-qabka xaaladda ciidamadda ilaaladda cashuuraha iyo sidii loo dardargelin lahaa shaqooyinka socda waxaa ku weheliyay,ku xigeenka Hogaanka ilaalinta Canshuuraha Puntland G/sare Ciise Dubyar,waxaana halkaas

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO DHAGACDHIGAY XARUN BOOLIS Read More »

SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO TABABAR LOO FURAY.

11-August-2024 Taliya kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland Gen Caydiid Axmed Nuur oo uu weheliyo Hogaanka tababarada ayaa tababar u furay taliyaasha saldhigyada iyo sariika lamaha kalada dewan ee gobolka Nugaa,tababarkaas oo kusaabsan Hogaaminta iyo waajibaadka Taliyaha Saldhiga. Tababarka waa bixinayay saraakiil katirsan Ciidanka Booliska Puntland oo horay tababaro kala duwan ku sooqaatay wadamo katirsan Africa. Haddii

SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO TABABAR LOO FURAY. Read More »

Scroll to Top