CIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA KARKAAR OO GACANTA KU DHIGAY EEDAYSANE GOOBO GANACSI DHACAY
21-July-2024
CIIDANKA BOOLISKA GOBOLKA KARKAAR OO GACANTA KU DHIGAY EEDAYSANE GOOBO GANACSI DHACAY Read More »
Gaalkacayo-12-August l-2024:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sareeye Guuto Mumin Abdi Shire oo safar Shaqo Ku jooga gobolka Mudug ayaa maanta kormeeray xarunta laanta ilaalinta Canshuuraha gobolka Mudug. Kormeerka oo ujeedkiisu yahay ka war-qabka xaaladda ciidamadda ilaaladda cashuuraha iyo sidii loo dardargelin lahaa shaqooyinka socda waxaa ku weheliyay,ku xigeenka Hogaanka ilaalinta Canshuuraha Puntland G/sare Ciise Dubyar,waxaana halkaas
TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA OO DHAGACDHIGAY XARUN BOOLIS Read More »
11-August-2024 Taliya kuxigeenka Ciidanka Booliska Puntland Gen Caydiid Axmed Nuur oo uu weheliyo Hogaanka tababarada ayaa tababar u furay taliyaasha saldhigyada iyo sariika lamaha kalada dewan ee gobolka Nugaa,tababarkaas oo kusaabsan Hogaaminta iyo waajibaadka Taliyaha Saldhiga. Tababarka waa bixinayay saraakiil katirsan Ciidanka Booliska Puntland oo horay tababaro kala duwan ku sooqaatay wadamo katirsan Africa. Haddii
SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO TABABAR LOO FURAY. Read More »
Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug ayaa maanta waxaa kormeer iyo is xogwaraysi ku yimid Guddi kasocday baarlamanka puntland oo kamidah waftiga madaxweynaha dawlada puntland ee kormeerka shaqo kujooga magalada galkacyo Gudigaan oo maanta kulan la qaatay Taliyaha qeybta booliska Gobolka Mudug G/sare Maxamud Cabdixakin Yusuf ayaa wuxuu ku saabsanaa oo diirada lagu saaray waxkaqabashada baahiyaha
Ciidanka Amniga Puntland oo kaashanaya odayaasha beesha eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo Magaalada Boosaaso horay ugu dilay 29-July-2024 Alle ha u naxariistee guddoomiye kuxigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika Khaalid Cali Khaalid Awmuuse. Eedaysanaha ayaa gacanta lagusoodhigay 6:00 Subaxnimo waxaana ciidanka amaanka oo kaashanaya odayaasha dhaqanka ku qabteen deegaanka Durduri. Eedaysanaha ayaa lahorgayn doonaa
CIIDANK BOOLISKA PUNTLANND OO GACANTA KU DHIGAY EEDAYSANE DILAY MACALIN JAAMACADEED Read More »
Garoowe: Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay amniga gobolka Nugaal iyo kan Caasimadda Garowe. kulanka waxaa ka qayb galay,,Taliyah Qaybta gobolka Nugaal,Taliye ku xigeenka qaybta,Taliy aha ilaalinta Canshuurahaiyo fadhiyada madaxa banaan. Shirka ayaa looga hadalay xaaladda guud ee amni deegaanadda Gobolka Nugaal iyo shaqooyinkii amni