- 21-July-2024
Ciidamada Booliska Gobalka Karkaar gaar ahaan Saldhiga Degmada Waaciye ayaa Gacanta Ku dhigay Edesanayaal Maalmo Ka hor Dhib u geystay
Ganacsato ku sugan Magaalada Bosasso kuwaas oo ku weeraray Qori kadibna ka Boobay Shidaal.
Taliyaha qaybta gobolka Karkaar G/sare Xuseen Cali Maxamed ayaa ugudigay cidkasta oo ku howlan dhibaatayta bulshada in sidan oo kale ay usoo qabanayaan iyada oo la horgayn doonaa Maxkamadda Awooda u leh.
#FIIROGAARAH: Haddii aad heshid xog ku saabsan falal Amni daro ama aad arragtid wax aad ka shakisan tahay iyo wax walba oo la Xiriira dhaq-dhaqaaqa Amniga Puntland, isla markaana aad ku sugan tahay gudaha dalka.
Fadlan, La soo xiriir Ciidanka Booliska Puntland oo #Wac 999 haddii aad ka warbixinayso dembi socda ama haddii ku jirto khatar degdeg ah 24/7
– DHAMMAAD –
XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND.