Garoowe: Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay amniga gobolka Nugaal iyo kan Caasimadda Garowe.
kulanka waxaa ka qayb galay,,Taliyah Qaybta gobolka Nugaal,Taliye ku xigeenka qaybta,Taliy aha ilaalinta Canshuurahaiyo fadhiyada madaxa banaan.
Shirka ayaa looga hadalay xaaladda guud ee amni deegaanadda Gobolka Nugaal iyo shaqooyinkii amni ee laqabtay todobqadkii tagay.