Puntland State Police

Digniin Amni oo ka timid Ciidanka Booliska Puntland

BOOLISKA PUNTLAND ⚠️

Shacabka Puntland waxaan ugu baaqaynaa in ay feejignaadaan, maadaama ay suurtagal tahay in firxadka argagixisadu isku dayaan in ay bulshada ku dhex dhuuntaan.

✅ Haddii aad aragto ama maqasho dhaqdhaqaaq laga shakiyo:
📞 Si degdeg ah ula xiriir booliska adigoo wacaya 999 (24/7 diyaar ah).

📲 WhatsApp: +252905811111

Amniga waa mas’uuliyad wadareed. Adiga iyo bulshaduba kaalin weyn ayaad ku leedihiin sugidda amniga.

#Puntland #Amniga #Feejignow #BooliskaPuntland

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top