Puntland State Police

Police Media

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA HOWL-GALINTA GOBOLKA NUGAAL.

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Howlgalinta gobolka Nugaal Warqad ka soo baxday Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Booliska Puntland, oo tirsigeedu yahay HCB/X/07/2216/26, kuna taariikheysan 07/7/2026, ayaa lagu shaaciyey magacaabistan. Taliyaha Ciidanka Booliska, isagoo tixraacaya danta shaqada, baahida amni iyo hufnaanta howlaha ciidanka, wuxuu 1, G/le Cabdi Cabdirisaaq Geelle u magacaabay Taliyaha

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA HOWL-GALINTA GOBOLKA NUGAAL. Read More »

Garoowe – Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Horumarinta Hoggaanka Dambi-baarista (CID) Puntland.

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Horumarinta Hoggaanka Dambi-baarista (CID) Puntland. Shirka waxaa ka qayb galay Hoggaanka CID Puntland, G/sare Maxamuud Cabdi Xakiim Hogaanka Howlaha G/sare Cabdirisaaq Darwiish,Hoggaan Ku-xigeenka 2-aad ee CID, G/sare Abshir Xuseen Siciid madaxda waaxyaha Hoggaanka , iyo Taliyeyaasha Laamaha ee

Garoowe – Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Cabdi Shire, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Horumarinta Hoggaanka Dambi-baarista (CID) Puntland. Read More »

Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa maanta si rasmi ah u furay tababarka Dufcadda 12-aad ee Feyr-celinta Ciidanka Booliska Puntland.

Godod June 26, 2026: Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa maanta si rasmi ah u furay tababarka Dufcadda 12-aad ee Feyr-celinta Ciidanka Booliska Puntland. Mas’uuliyiintii ka qayb-gashay munaasabadda ayaa markii ay gaadheen Dugsiga Tababarka ee Godod waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Taliyaha Dugsiga Tababarka, G/Sare Cabdi Aadan

Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Cabdiqaadir Jaamac Dirir, ayaa maanta si rasmi ah u furay tababarka Dufcadda 12-aad ee Feyr-celinta Ciidanka Booliska Puntland. Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa guddoomiyay shirkii Khamiislaha ahaa ee Taliska Ciidanka Booliska,

Garowe:- Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa guddoomiyay shirkii Khamiislaha ahaa ee Taliska Ciidanka Booliska, kaas oo ay warbixino ku soo bandhigeen hoggaannada iyo laamaha kala duwan ee ciidanka. Shirka waxaa ka qayb galay Taliye kuxigeenka 1aad ee Booliska Puntland Sarreeye Caydiid Axmed Nuur,Hogaanada waxaana diiradda lagu saaray xaaladda amniga Puntland,

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa guddoomiyay shirkii Khamiislaha ahaa ee Taliska Ciidanka Booliska, Read More »

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA GUUTADA BIRMADKA BOOLISKA DPL ,TALIYAHA URURKA 1AAD IYO TALIYAHA URURKA 2AAD.

Garoowe, 04 July 2026:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Guutada Birmadka booliska DPL,Taliyaha ururka 1aad iyo Taliyaha Ururka 2aad. Warqad ka soo baxday Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Booliska Puntland, oo tirsigeedu yahay HCB/X/04/2213/26, kuna taariikheysan 04/7/2026, ayaa lagu shaaciyey magacaabistan. Taliyaha Ciidanka Booliska, isagoo tixraacaya danta shaqada, baahida amni iyo hufnaanta

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA GUUTADA BIRMADKA BOOLISKA DPL ,TALIYAHA URURKA 1AAD IYO TALIYAHA URURKA 2AAD. Read More »

Saraakiil katirsan Booliska Puntland oo kormeeray Dekadda Magaalada Boosaaso.

Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha Dowladda Puntland, G/Sare Cabdiwaaxid Cabdalle Warsame, Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland G/Sare Axmed Cabdi Sugulle, iyo Taliyaha CID-da Gobolka Bari Dhamme Maxamed Siciid Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay Dekedda magaalada Boosaaso. Kormeerka oo ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda habsami u socodka shaqada dekedda, ayaa waxaa masuuliyiinta ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Dekedda

Saraakiil katirsan Booliska Puntland oo kormeeray Dekadda Magaalada Boosaaso. Read More »

Shir looga hadlayay amniga Gobolka Mudug

Gaalkacyo, March 14, 2026:  Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Cismaan Cigge, ayaa maanta shir-guddoomiyay Shirka Amniga Guud ee Gobolka Mudug oo ka qabsoomay magaalada Gaalkacyo. Kulanka waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, mudane Faysal Sheekh Cali (Jifo-jabsade), Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Mudug, mudane Maxamed Xasan Xuseen (Wallore), saraakiisha kala duwan ee laamaha amniga

Shir looga hadlayay amniga Gobolka Mudug Read More »

Tababar Dib-u-xoojin ah oo loo Furay Ciidanka Booliska Puntland

March 2026: Taliye ku-xigeenka labaad ee Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye guuto Cismaan Maxamuud Ciise ayaa furay tababar dib-u-xoojin (refresh training) ah oo loo qabtay ciidanka booliska qaybaha gobollada Mudug, Nugaal iyo Haylaan. Tababarkan ayaa diiradda lagu saaraya dib-u-xoojinta aqoonta iyo xirfadaha aasaasiga ah ee shaqada booliska, si loo kordhiyo tayada iyo hufnaanta hawlaha ay ciidanku

Tababar Dib-u-xoojin ah oo loo Furay Ciidanka Booliska Puntland Read More »

Hawlgal Booliska ka fuliyeen Gobolka Mudug

Gaalkacyo: Taliye ku xigeenka qaybta booliiska gobalka Mudug, Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Mudug, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha, Mudane Mohamed Hasan Hussein (Wallore), oo ay wehliyaan Duqa Degmada Gaalkacyo, Taliyaha Howlgalinta Gobolka iyo saraakiil kale oo ka tirsan laamaha amniga gobolka iyo degmada, ayaa caawa kormeer amni ku sameeyay xaafadaha

Hawlgal Booliska ka fuliyeen Gobolka Mudug Read More »

Scroll to Top