Waxqabadka Ciidanka Booliska Puntland ( Muuqaal)
Warbixin: Maxaa u qabsoomay Ciidanka Booliska Puntland Saddexdii sanno ee lasoo dhaafay? Halkaan ka Daawo
Waxqabadka Ciidanka Booliska Puntland ( Muuqaal) Read More »
Warbixin: Maxaa u qabsoomay Ciidanka Booliska Puntland Saddexdii sanno ee lasoo dhaafay? Halkaan ka Daawo
Waxqabadka Ciidanka Booliska Puntland ( Muuqaal) Read More »
GAROOWE, December 15, 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa si rasmi ah u furay dhismayaasha cusub ee Taliska Guud iyo Xarumaha Ciidanka Booliska Puntland, kaas oo laga hirgeliyey caasimadda Garoowe, si kor loogu qaado tayada ammaanka, maamulka iyo adeegga ciidanka. Munaasabadda furitaanka waxaa ka qaybgalay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin
Xarrig-jarka Dhismaha cusub ee Taliska Guud Read More »
Garoowe, December 07, 2025: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa ka qayb galay furitaanka Bandhiga Buugaagta Puntland, oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Dawladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Munaasabadda waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin heer sare ah, qoraayaal, aqoonyahanno iyo marti sharaf ka kala yimid gobollada dalka.
Taliyaha Booliska oo ka qeyb-galay Bandhiga Buugaagta Puntland Read More »
Badhan, December 06, 2025: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Gen. Mumin Cabdi Shire, oo safar shaqo ku jooga gobolka Sanaag, ayaa maanta hoygiisa ku booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan. Booqashada taliyaha waxaa ku wehelinayay saraakiil ka tirsan taliska Ciidamadda, kuwaas oo qayb ka ah waftiga rasmi ah ee socdaalka ku maraya gobolka. Kulanka oo ku dhex
Taliyaha Booliska oo gaaray Badhan Read More »
CARMO – October 20, 2025: Madaxweynaha Puntland, Mudane Said Abdullahi Deni, ayaa maanta booqasho ku tagay Dugsiga Carmo, halkaas oo uu kula kulmay ciidanka cusub ee tababarka ku jira, isagoo ku bogaadiyay sida hufan ee ay u gutaan waajibaadkooda tababarka. Madaxweynaha ayaa xusay muhiimadda ay ciidankan u leeyihiin dhismaha dowladnimada iyo sugidda amniga, isla markaana
Madaxweynaha & Taliyaha Booliska oo booqday Ciidanka Cusub ee Booliska Read More »
Boosaaso : 19 October 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee xarunta Taliska qeybta Booliiska ee Gobolka Bari, halkaasi oo uu kusoo dhoweeyay Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliiska Gen. Muumin Cabdi Shire. Madaxweynaha ayaa
Garoowe – 20 September 2025 – Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Laanta Ilaalada Waddooyinka, ayaa shacabka ku wargelinaya khataraha safarka waddooyinka waaweyn xilligan oo uu bilowday roobka Dayrta. Waxaa si gaar ah looga digayaa meelaha ay ku yaallaan togagga, biyo-mareennada iyo buundooyinka, maadaama biyaha roobku halis ku yihiin darawallada, rakaabka iyo hantida. Shacabka waxaa lagu
DIGNIIN RASMI AH: BOOLISKA PUNTLAND Read More »
Garoowe: 14 June 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee Taliska guud Ciidanka Booliiska Puntland iyo Saldhigga Dhexe ee Degmada Garoowe, kuwaas oo haatan maraya heer gebogebo ah. Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Taliye Ku-xigeenka 1-aad ee Ciidanka Booliska Puntland Gen Caydiid Axmed Nuur iyo Injineerada dhisaya Taliska
Madaxweyne Deni oo kormeeray dhismaha cusub ee Taliska Booliska Read More »
WAR-SAXAAFADEED – CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND Qardho, 23 May 2025: Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Karkaar, Gashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud, ayaa gaaray degmada Shaxda ee Gobolka Karkaar, kaddib markii la helay xog sugan oo muujinaysa in kooxo maleeshiyaad hubeysan oo sheegtay inay kasoo jeedaan deegaanka Taleex ay si dhuumaleysi ah kusoo galeen degmada. Ciidanka Booliska Puntland
WAR-SAXAAFADEED: Xaalada Degmadda Shaxda Read More »
Garoowe – 19 May 2025: Taliye ku-xigeenka 1aad ee Ciidanka Booliska Puntland, Gen. Caydiid Axmed Nuur, ayaa qaabilay u qeybsanaha Qaramada Midoobay ee dhowrista Xuquuqul Insaanka marka ay socdaan howlaha la dagaalanka argagixisada, Mr. Ben Saul. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda dhowrista xuquuqda aadanaha xilliyada dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada. Waxaa sidoo kale laga
Taliye ku-xigeenka Booliska oo qaabilay wefi ka socda UN Read More »