Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Mumin Abdi Shire,ayaa magacaabay Taliyaha Howlgalinta gobolka Nugaal
Warqad ka soo baxday Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Booliska Puntland, oo tirsigeedu yahay HCB/X/07/2216/26, kuna taariikheysan 07/7/2026, ayaa lagu shaaciyey magacaabistan.
Taliyaha Ciidanka Booliska, isagoo tixraacaya danta shaqada, baahida amni iyo hufnaanta howlaha ciidanka, wuxuu
1, G/le Cabdi Cabdirisaaq Geelle u magacaabay Taliyaha Howlgalinta Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.


