Puntland State Police

Fariin:Wadajir ayaan u sugaynaa amniga iyo xasiloonida bulshada.

Ciidanka Booliska Puntland wuxuu ku wargelinayaa shacabka sharafta leh in qof kasta oo arka ama maqla cid looga shakisan yahay inay xiriir la leedahay kooxahaas naf-la-caariga ah, ay si degdeg ah ula soo xiriiraan ciidanka booliska Dowladda Puntland iyagoo wacaya

 

 

 

lambarka gaaban ee 999,

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top