Puntland State Police

Police Media

Tababar Dib-u-xoojin ah oo loo Furay Ciidanka Booliska Puntland

Qardho: 05 March 2026:Taliye ku-xigeenka labaad ee Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye guuto Cismaan Maxamuud Ciise ayaa furay tababar dib-u-xoojin (refresh training) ah oo loo qabtay ciidanka booliska qaybaha gobollada Mudug, Nugaal iyo Haylaan. Tababarkan ayaa diiradda lagu saaraya dib-u-xoojinta aqoonta iyo xirfadaha aasaasiga ah ee shaqada booliska, si loo kordhiyo tayada iyo hufnaanta hawlaha ay […]

Tababar Dib-u-xoojin ah oo loo Furay Ciidanka Booliska Puntland Read More »

BOOLISKA GOBOLKA MUDUG PUNTLAND OO HOWL-GALSAMEEYAY

Gaalkacyo: Taliye ku xigeenka qaybta booliiska gobalka Mudug, Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Mudug, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha, Mudane Mohamed Hasan Hussein (Wallore), oo ay wehliyaan Duqa Degmada Gaalkacyo, Taliyaha Howlgalinta Gobolka iyo saraakiil kale oo ka tirsan laamaha amniga gobolka iyo degmada, ayaa caawa kormeer amni ku sameeyay xaafadaha

BOOLISKA GOBOLKA MUDUG PUNTLAND OO HOWL-GALSAMEEYAY Read More »

Xarrig-jarka Dhismaha cusub ee Taliska Guud

GAROOWE, December 15, 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa si rasmi ah u furay dhismayaasha cusub ee Taliska Guud iyo Xarumaha Ciidanka Booliska Puntland, kaas oo laga hirgeliyey caasimadda Garoowe, si kor loogu qaado tayada ammaanka, maamulka iyo adeegga ciidanka. Munaasabadda furitaanka waxaa ka qaybgalay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Sarreeye Guuto Mumin

Xarrig-jarka Dhismaha cusub ee Taliska Guud Read More »

Taliyaha Booliska oo ka qeyb-galay Bandhiga Buugaagta Puntland

Garoowe, December 07, 2025: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa ka qayb galay furitaanka Bandhiga Buugaagta Puntland, oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Dawladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Munaasabadda waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin heer sare ah, qoraayaal, aqoonyahanno iyo marti sharaf ka kala yimid gobollada dalka.

Taliyaha Booliska oo ka qeyb-galay Bandhiga Buugaagta Puntland Read More »

Taliyaha Booliska oo gaaray Badhan

Badhan, December 06, 2025: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Gen. Mumin Cabdi Shire, oo safar shaqo ku jooga gobolka Sanaag, ayaa maanta hoygiisa ku booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan. Booqashada taliyaha waxaa ku wehelinayay saraakiil ka tirsan taliska Ciidamadda, kuwaas oo qayb ka ah waftiga rasmi ah ee socdaalka ku maraya gobolka. Kulanka oo ku dhex

Taliyaha Booliska oo gaaray Badhan Read More »

Madaxweynaha & Taliyaha Booliska oo booqday Ciidanka Cusub ee Booliska

CARMO – October 20, 2025: Madaxweynaha Puntland, Mudane Said Abdullahi Deni, ayaa maanta booqasho ku tagay Dugsiga Carmo, halkaas oo uu kula kulmay ciidanka cusub ee tababarka ku jira, isagoo ku bogaadiyay sida hufan ee ay u gutaan waajibaadkooda tababarka. Madaxweynaha ayaa xusay muhiimadda ay ciidankan u leeyihiin dhismaha dowladnimada iyo sugidda amniga, isla markaana

Madaxweynaha & Taliyaha Booliska oo booqday Ciidanka Cusub ee Booliska Read More »

Madaxweynaha &Taliyaha Booliska Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee Taliska Booliiska Gobolka Bari

Boosaaso : 19 October 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee xarunta Taliska qeybta Booliiska ee Gobolka Bari, halkaasi oo uu kusoo dhoweeyay Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliiska Gen. Muumin Cabdi Shire.   Madaxweynaha ayaa

Madaxweynaha &Taliyaha Booliska Puntland oo kormeeray dhismaha cusub ee Taliska Booliiska Gobolka Bari Read More »

DIGNIIN RASMI AH: BOOLISKA PUNTLAND

Garoowe – 20 September 2025 – Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Laanta Ilaalada Waddooyinka, ayaa shacabka ku wargelinaya khataraha safarka waddooyinka waaweyn xilligan oo uu bilowday roobka Dayrta. Waxaa si gaar ah looga digayaa meelaha ay ku yaallaan togagga, biyo-mareennada iyo buundooyinka, maadaama biyaha roobku halis ku yihiin darawallada, rakaabka iyo hantida. Shacabka waxaa lagu

DIGNIIN RASMI AH: BOOLISKA PUNTLAND Read More »

Madaxweyne Deni oo kormeeray dhismaha cusub ee Taliska Booliska

Garoowe: 14 June 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee Taliska guud Ciidanka Booliiska Puntland iyo Saldhigga Dhexe ee Degmada Garoowe, kuwaas oo haatan maraya heer gebogebo ah. Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhegaystay Taliye Ku-xigeenka 1-aad ee Ciidanka Booliska Puntland Gen Caydiid Axmed Nuur iyo Injineerada dhisaya Taliska

Madaxweyne Deni oo kormeeray dhismaha cusub ee Taliska Booliska Read More »

Scroll to Top