TALIYE KU-XIGEENKA BOLIISKA AYAA TABABAR MUHIIM AH USOO XIRAY SARAKIIL ILAALINTA CANSHUURAHA AH
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Dowladda Puntland, S/Guuto Caydid Axmed Nuur, ayaa tababar muhiim ah u xiray 18 sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Ilaalinta Canshuuraha Gobolka Nugaal. Tababarkan oo diiradda lagu saaray kor u qaadista aqoonta, fahamka shuruucda iyo xeerarka dakhliga, kahortaga dambiyada lidiga ku ah maaliyada iyo tayaynta waajibaadka guud ee ciidanka boliiska dowladda Puntland. […]