Puntland State Police

News

Digniin Amni oo ka timid Ciidanka Booliska Puntland

BOOLISKA PUNTLAND ⚠️ Shacabka Puntland waxaan ugu baaqaynaa in ay feejignaadaan, maadaama ay suurtagal tahay in firxadka argagixisadu isku dayaan in ay bulshada ku dhex dhuuntaan. ✅ Haddii aad aragto ama maqasho dhaqdhaqaaq laga shakiyo: 📞 Si degdeg ah ula xiriir booliska adigoo wacaya 999 (24/7 diyaar ah). 📲 WhatsApp: +252905811111 Amniga waa mas’uuliyad wadareed. […]

Digniin Amni oo ka timid Ciidanka Booliska Puntland Read More »

Tababarka loo soo xiray Saraakiil ka tirsan Hoggaanka Baarista Dembiyadda ee CID-d

Gaalkacyo, May 15, 2025: Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Hoggaanka Baarista Dembiyadda ee CID-da, ayaa tababar muhiim ah u soo xiray saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan CID iyo saldhigyada booliska Gobolka Mudug. Tababarkan oo socday muddo 3 cisho ah ayaa lagu bartay hanaanka loo qaado faraha eedaysanayaasha, habraaca baarista dembiyada ee CID, waajibaadka baarayaasha,

Tababarka loo soo xiray Saraakiil ka tirsan Hoggaanka Baarista Dembiyadda ee CID-d Read More »

Booliska Puntland ayaa qabtay Eedaysane laguna eedeeyay inuu kufsi u geystay labo gabdhood oo danyar ah.

Garoowe, May 14, 2025 – Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal, oo kaashnaya Qaybta Baarista Dembiyada (CID)ee Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay EEDAYSANE Sharmaake Xuseen Yuusuf, oo ah 31 jir, kuna dhashay kuna nool magaalada Garoowe, laguna eedeeyay inuu kufsi u geystay labo gabdhood oo danyar ah. Falka kufsiga ayaa

Booliska Puntland ayaa qabtay Eedaysane laguna eedeeyay inuu kufsi u geystay labo gabdhood oo danyar ah. Read More »

Booliska ayaa gacanta ku dhigay Xukumane Cabdiqani Sayloor

Gaalkacyo, May 10,2025: Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Mudug, wuxuu si rasmi ah u shaaciyey in lagu guuleystay qabashada xukumane Cabdiqani Saleebaan Jaamac (Sayloor), kaasoo horey maxkamada Ciidamadda ay dil toogasho ah ugu xukuntay, kadib markii lagu helay dambiyo culus oo ka dhan ah amniga iyo nolosha shacabka. Hawlgal si taxadar leh

Booliska ayaa gacanta ku dhigay Xukumane Cabdiqani Sayloor Read More »

Booliska Puntland ayaa qabtay eedaysane loo haysto fal dil ah oo ka dhacay magaalada Garoowe.

Garoowe, 09 May 2025 – Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Booliska Gobolka Nugaal, ayaa xaqiijiyey in laamaha amniga ay ku guuleysteen in ay gacanta ku soo dhigeen eedaysane loo haysto fal dil ah oo ka dhacay magaalada Garoowe. Falkaasi ayaa dhacay caawa oo ay taariikhdu tahay 09 May 2025, saacadda markay ahayd 07:45

Booliska Puntland ayaa qabtay eedaysane loo haysto fal dil ah oo ka dhacay magaalada Garoowe. Read More »

Gen. Mumin Abdi Shire

Brigadier General Mumin Abdi Shire is Commissioner of the Puntland Police Force, appointed on October 26, 2022, by President Said Abdullahi Deni. He brings over 25 years of dedicated service in law enforcement and national security, marked by a steadfast commitment to public safety, counterterrorism, and institutional reform. Brig. Gen. Shire commenced his law enforcement

Gen. Mumin Abdi Shire Read More »

TALIYAHA CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND S/GUUTO AADAN CABDI XAASHI

Carmo: 23 December 2024: Taliyaha ciidanka Difaaca Puntland S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen.Mumin Abdi Shire ayaa tababar usoo xiray cutub ka tirsan ciidanka difaaca Puntland. Munaasabadda xiritaanka waxaa ka qayb galay taliyaha howlgalinta ciidanka difaaca Puntland Gen. Mohamed Adan Dagalle iyo saraakiil kale, oo tababar usoo xiray ururka 1aad ee ciidanka

TALIYAHA CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND S/GUUTO AADAN CABDI XAASHI Read More »

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA AYAA KORMEERAY SHAQADA GUDIGA QORISTA CIIDANKA CUSUB EE BOOLIISKA

CARMO,23 December,2024:Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye guuto Mumin Abdi Shire ayaa kormeeray shaqada gudiga qorista iyo xulusta ciidanka boliiska dowladda Puntland oo bilaamay qabashada dhalinyarada aqoonyahanka ah ee fursada u helay kuna soobaxday codsiga kamid noqoshada ciidanka boliiska dowladda Puntland, kuwaas oo tababar heerkiisu sareeyo uga bilaaban doono Kuliyada tababar ciidan ee Carmo 1da bisha

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA AYAA KORMEERAY SHAQADA GUDIGA QORISTA CIIDANKA CUSUB EE BOOLIISKA Read More »

TALIYE KU-XIGEENKA BOLIISKA AYAA TABABAR MUHIIM AH USOO XIRAY SARAKIIL ILAALINTA CANSHUURAHA AH

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Dowladda Puntland, S/Guuto Caydid Axmed Nuur, ayaa tababar muhiim ah u xiray 18 sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Ilaalinta Canshuuraha Gobolka Nugaal. Tababarkan oo diiradda lagu saaray kor u qaadista aqoonta, fahamka shuruucda iyo xeerarka dakhliga, kahortaga dambiyada lidiga ku ah maaliyada iyo tayaynta waajibaadka guud ee ciidanka boliiska dowladda Puntland.

TALIYE KU-XIGEENKA BOLIISKA AYAA TABABAR MUHIIM AH USOO XIRAY SARAKIIL ILAALINTA CANSHUURAHA AH Read More »

TALYE KU XIGEENKA BOOLISKA AYAA KA QAYB GALAY KULAN LAAMAHA AMMAANKA

Garowe: Taliyaha ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland Gen Caydiid Axmed Nuur ayaa maanta ka qayb galay kulanka Laamaha amaanka iyo warbaahinta. Kulankan oo ah kii 8aad oo ay MAP qabato ayaa ujeedku yahay isku soo dhoweynta iyo xoojinta xiriirka shaqo ee ka dhaxeeya warbaahinta Iyo laamaha amaanka Puntland. Shirka waxaa ka qayb galay Wasiirka Warfaafinta

TALYE KU XIGEENKA BOOLISKA AYAA KA QAYB GALAY KULAN LAAMAHA AMMAANKA Read More »

Scroll to Top