HOGAANKA CID AYAA SI RASMI AH UFURAY HANAANKA CASRIGA EE BAARISTA DAMBIYA
Caluula, Oktoobar 21, 2024 – Taliye Ku-xigeenka Hoggaanka Xiriirka Dadweynaha iyo Xuquuqul Insaanka, G/ Sare Cabdirisaaq Ismaaciil Xazsan (Darwiish) Ahna Gudoomiyaha Guddi gaar ah oo loo magacaabay kormeerka daah-furka nidaamka casriga ah ee Baarista dembiyada oo ay wehliyaan Ku-xigeenka Hoggaanka Baarista Dembiyada CID ee Dawlada Puntland, G/le Sare Abshir Hussein Said (Dabaylaha), Iyo ku xigeenka […]
HOGAANKA CID AYAA SI RASMI AH UFURAY HANAANKA CASRIGA EE BAARISTA DAMBIYA Read More »









