CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND AYAA GACANTA KU DHIGAY RAG EEDEYSANAA OO GAROWE DHAC KA GEYSTEY
03-September-2024 Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Saldhigga Boliiska Israac ee magaalada Garowe,ayaa soo xiray sadex eedeysane oo dhac ugu geestay Bulshada Caasimadda Puntland. Eedaysanayaashan ayaa markii ay ciidanku sooqabana-yeen gacanta kula jiray Furashada Moobilada iyo dhaca dadweyanaha waxaana lagu sooqabtay Baskoolad macmal ah,tooreeyo iyo mooto bajaajkii ay wateen. Ragan ayaana la horgayn,doonaa maxkamadda awooda uleh […]









