TALISKA CIIDANKA BOOLISKA IYO KAN DARAAWIISHTA EE PUNTLAND AYAA KU WAREEJIYEY DHAMME BAARDAAQ CIIDANKA BOOLISKA GALMUDUG
Ciidanka Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug iyo Ciidanka Darawiishta Gobolka Mudug oo qeybweyn ka qaatey Dhame Baardaaq ibraahin dirir ayaa caawa ku warejiyay Taliyaha Saldhiga Booliiska Dagmada Galkacyo ee Galmudug Gaashaanle Cali Xirsi Sahal iyo Odayasha Galmudug nin dhimirka ka xanuunsan oo laga qabtay aaga teerade kaas oo lagu magacaabo Cabdi Nuur xuseen Sahal Maamulada […]