Puntland State Police

Taliyaha Booliska oo ka qeyb-galay Bandhiga Buugaagta Puntland

Garoowe, December 07, 2025: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire, ayaa ka qayb galay furitaanka Bandhiga Buugaagta Puntland, oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Dawladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni.

Munaasabadda waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin heer sare ah, qoraayaal, aqoonyahanno iyo marti sharaf ka kala yimid gobollada dalka.

Scroll to Top