CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO QABTAY KULAN BULSHO.
Garoowe: 21 June 2024 : Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska DPL ahna Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa ka qayb galay xalay kulan ballaaran oo loogu Magac daray Barnaamijka farriimha faagaraha er booliska iyo bulshada. Kulanka waxaa soo qaban qaabiyeen Naadiga Akhriska iyo Qorista G/Nugaal iyo Hoggaanka Xiriirka Dadweynaha […]
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO QABTAY KULAN BULSHO. Read More »